Xog:Maxaa ka jiraa Liiskani ee soo xulitaanka Baarlamaanka KMG ah ee Juba?

327

Maamulka Jubba state oo beelaha u Qeybiyay Xildhibaanada Jubba
Gudiga Soo Xulista Xildhibaanada Jubbaland ee horboodayaan odayaal
dhaqameedka kasoo jeeda Jubbaland.

Gudigaan ayaa gacanta ku haya Liiska Sida ay u kala degaan Gobolada
iyo Degmooyinka Beelaha Wada-Dega Gobolada 1-Jubadda Hoose 2-Jubadda
Dhexe iyo 3- Geddo oo leysku dhaho Jubba-land State of Somalia.
Warqadda ayaa Sidaa U Qorneyd

Liiska beelaha u dhashay asal ahaan lahaanshaha Milkiyadda dhaxaltooyo
deegaanka Jubba  State ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed.
F.G:- Beelaha Sarka ah iyo Gulufka ee ku dhex jira Liiskaan
arrimahooda si gaara ayaa loo Xalinayaa’ Waxaana marjic u ah
Xilinteeda Odayaasha dhaqanka Jubbaland State of Somalia.

Liiska beelaha Wada dega Gobolka Jubadda Hoose

DEGMADA AFMADOOW
1-      Ogaadeen
2-      Wardeey
3-      Gaaljacel
4-      Gaadsan
5-      Ajuuraan
6-      Geledle.
DEGMADA BADHAADHE
1-      Ogaadeen
2-      Sheekaal (Qudub)
3-      Baajuun
4-      Dagoodiye
5–      Hubeer
DEGMADA XAGAR
1-      Jidwaaq
2-      Ajuuraan
DEGMADA JAMAAME
1-      Biimaal
2-      Mashunguli
3-      Shiikhaal
4-      Wardeey
5-      Gaaljacel
6-      Ogaadeen
7-      Dagoodiye
8-      Shanbarre
DEGMADDA KISMAAYO
1-      Baajuun
2-      Wardeey
3-      Gaaljacel
4-      Reer Aw Siciil’ Layille
5-      Cawr Male
6-      Mareexaan
7-      Madaluug
8-      Majeerteen
9-      Ogaadeen
10-     Ajuuraan
11-     Hubeer
12-     Biimaal
13-     Dhulbahante    iwm
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Jubadda Dhexe
DEGMADA BU’AALLE
1-      Ajuuraan
2-      Dabarre
3-      Jidwaaq
4-      Ogaadeen
5-      Reer Aw Siciid’ Layille
6-      Yantaar
7-      Geledle
8-      Hariin
9-      Hubeer
DEGMADA SAAKOW
1-      Geledle
2-      Macalin Weyne
3-      Reer Aw Siciid’ Layille
4-      Eelaay
5-      Leysaan
6-      Ajuuraan
7-      Xawaadle
8-      Gaaljacel
9-      Garjin
10-     Yantaar
11-     Ogaadeen
12-     Helede
13-     Jilible.
DEGMADA JILIB
1-      Shanbarre
2-      Shiikhaal
3-      Gaaljacel
4-      Xawaadle
5-      Jiido
6-      Tunni
7-      Ajuuraan
8-      Biimaal
9-      Jilin 2
10-     Reer Aw Siciid’ Layille
11-     Geledle
12-     Madaluug
13-     Hariin
14-     Sarre
15-     Ogaadeen
16-     Eelaay
17-     Kaboole
Liiska beelaha Wada dega Gobolka Geddo
DEGMADA GARBAHAAREEY
1-      Mareexaan
2-      Gawaaweyn
3-      Gasaargude.
DEGMADA LUUQ
1-      Gasaar Gude
2-      Gawaaweyn
3-      Mareexaan
4-      Macalin Weyne
5-      Reer Aw Siciid’ Layille
6-      Jiroon
7-      Gaadsan
8-      Ajuuraan
9-      Beydisle
DEGMADA BELET XAAWO
1-      Mareexaan
2-      Leysaan
3-      Hadame
4-      Garre
5-      Dagoodiye
DEGMADDA DOOLOW
1-      Gawaaweyn
2-      Mareexaan
3-      Garre
4-      Dagoodiye
DEGMADDA BAARDHEERE
1-      Ajuuraan
2-      Mareexaan
3-      Macalin Weyne
4-      Geledle
5-      Leysaan
6-      Reer Aw Siciid’ Layille
7-      Hariin
8-      Hubeer
9-      Garjin
10-     Dagoodiye
11-     Cawr Male
12-     Ogaadeen
13-     Gaaljacel
14-     Gawaaweyn
15-     Erdho
16-     Jambaluul
17-     Reer Dumaal
DEGMADA CEEL-WAAQ
1-      Garre
2-      Morille
3-      Dagoodi
4-      Mareexaan.

true-false-300x199

Idale News Online,kimaayo.

 

You might also like More from author

Comments are closed.