Faah-Faahin Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya sababta looga horjoogsadey malaaqyada shirkii Baydhabo Maanta.

44

Baydhabo: Wararka ka imaaneyaa magaalad baydhabo ee xaruna Gobolka Bay ayaa sheegeyaan in shiirkii ka soconayey magaaladaasii ee maamul Goboleed  looga dhisayey ee Koonfur galbeed soomaaliya, oo galey wajigis seddexaad ayaa maanta waxa is hortaag ku sameyey ciidama nabad ilaalinta AMISON, qaar ka mid ah Odayaasha.

malaaqyadan loo diidey ayaa lagu eedayey in ay wadeen ama taagyeero u ahaayeen kuwo doonayo in burburiyaan rabitaanka shacab weynaha koonfur galbeed ee soomaaliya.

si kastaba ha ahaatee,waxa jiro tiro dad ah oo ka soojeedo KG soomaaliya, isla markana ka biyo diidan malaaqyada iyo siyaasiyiinta ku howlan dhisida KGS-state.

ugu dambeyntii Sanweyne Ibraahim Cali oo kamid ah kuwa loo diiday shirkaasi ayaa sheegay inay xitaa aqoonsaneyn gudiga xalay la magacaabay ee doorashada maamul gobolleedka K/galbeed Somaliy.

Hasoo Galin

Idale News Online,Baydhabo

 

 

You might also like More from author

Comments are closed.