Ciidamada AMISOM oo is Hortaag ku sameyeey Malaaqyo Donayeey in ay ka qayb galaan shirka Baydhabo.

39
 Baydhabo:Ciidamada AMISOM ayaa waxay maanta is hortaag ku sameeyeen ku dhawaad 50 malaaq oo doonayey inay ka qeyb galaan shir ka dhacayey Xarunta ADC-da Baydhabo, ee Xarunta Gobolka Bay.

Qaar kamid ah malaaqyada loo diiday Shirkaasi inay ka qeyb galaan ayaa Warbaahinta waxay usheegeen inay cambaareynayaan arinta lagu sameeyey maanta ayna jawaab kulul ka bixin doonaan.

Malaaq Sanweyne Ibraahim Cali ayaa sheegay in xitaa ay kasoo horjeedaan gudi xalay la magacaabay oo la sheegay inay yihiin gudi la socon doona doorashada maamul usameynta gobollada Koonfur Galbeed Somaliya.

Top story

Idale News Online, Baydhabo Janaay.

You might also like More from author

Comments are closed.