Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo si rasmi ah loogu dhaariyay xilka loo doortay.

104

waxaa soo gaba gabowday iminka kulankii doorashada ahaa ee maanta lagu doortay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Puntland.

Madaxweynaha Mustaqbalka Puntland iyo Ku xigeenkiisa ayaa iminka si rasmi ah loogu dhaariyay xilka ay u qabteen umada reer Puntland.

Gaba gabadii waxaa goobta ka hadlay Islaan Ciise Ismaan Maxamed oo ka mid ah isimada waaweyn ee Puntland ayaa ka hadlay goobta una hambalyeeyay Madaxda cusub ee Puntland, isagoo mahad celiyay baarlamanka Puntland ee maanta awooday in howsha intaan la eg.

musharaxiintaPuntland

Idale News Online,Garawe

You might also like More from author

Comments are closed.