Dhageyso Salaad Cali Jeele: “Haddii Labada Shabeele dowladu maamusho, Maxay Muqdisho Badbaaado iyo nafis u waydey?”

47

Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiyada iyo Midnimada Soomaaliyeed Salaad Cali Jeele ayaa si aad ah u duray masuuliyiinta sare ee dowlada iyo madaxda sare ee amniga dalka isagoo sheegay in marka dil loo geysto  askartooda, saraakiishooda iyo baabuurtooda kaliya yiraahdaan waa la fashiley falkii argagixiso, taasoo dilka shacabka iyo ciidankooda u arko fashil marka iyagu naftooda ka badbaadaan

[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2014/01/JeeleWareysi.mp3|autostart=yes]

salaadcalijeele

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.