Salaad Cali Jeele Oo Ku Dhawaaqay Xisbi Ka Duwan Xisbiyada Jira+SAWIRO.

51

Siyaasiga Caanka ah Kana mid ahaa Siyaasintii isku soo taagay Xilka Madaxtinimada soomaliya ayaa maanta kaga dhawaaqay Caasimada soomaliya ee Muqdisho Xisbiga Dimocradiyada iyo Midnimada Somaliya.

Waxaana ka qayb galay Munaasabada uu kusoo Bandhigayeey Xisbigaas Qaar kamid ah Aqoonyahanada soomaliyeed,dhalinyaro,Haween,Odayaal,Xildhibaano iyo qaybaha kala Duwan ee Bulshada.

Siyaasi Salaad Cali jeele oo ka hadlay Fritaanka Xisbigaas ayaa shegay in uu aad ugu Faraxsanyahay Xisbigan,isagoona shegay in uu diyaar u yahay sidii uu uga shaqayn lahaa midnimada umada somaliyeed.

xisbiga ayaa imaneya xili soomaaliya ay jiraan dhoor xisbi oo aan ka diiwan galisaneyn axsaabta siyaasada dalka.

salaad1

 

salaad2

salaad3

 

salaad4

 

 

Idale News Online, Muqdishu.

You might also like More from author

Comments are closed.