CABDULLAHI GENEY & SH. ILYAAS OO SI WANAAGSAN LOOGU SOO DHAWEEYE MAGAALADA BAYDHABO

64

waxaa si diiran maanta magaalada Baydhabo loogu soo dhaweeyey Cabdullahi Geney & Sh Ilyaas oo labaduba ka tirsan Qurba joogta DM ee kunool wadanka Ingriiska kuwaasoo umada Soomaaliyeed uhaaya howlo kala duwan oo muhiim ah.

Mas’uuliyiintaan oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyey Garoonka International Shaati gaduud Airport Baydhabo ayaa waxaa iiga dhex muuqdey dadka garoonka kusoo dhaweeyey Haweenka Qaranka Koonfur Galbeed, Malaaqyada, Gudoomiyihii Isbedel doonka wadanka Australia Axmed Mukhtaar iyo qaar kamid ah Golaha Malaaqyada.

Soo dhoweyn iyo isa salaamid kadib ayaa waxaa loo kaxeeyey Howlka Madasha shirka Koonfur Galbeed ee Xeradii ADC taasoo ay ka socdaan howlo aad muhiim ugu ah dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed.

Imaanshaha labadan mas’uul ayaa ayaa imaaneya xilli dhawaan ay ka qiib galeen shir ka dhacey magaalada Dubia ,kaasoo ay yeesheen wax garad ka soojeedo koonfur galbeed ee soomaaliya ,isla markaana looga hadley sidii loo heli lahaa TV ay leeyihiin umada ku hadasha Af-maayga.

KKKKKKKKKKKKKK

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Comments are closed.