Daawo: Wariyeyaal lagu garaacey guriga musharax ka mid ah musharaxiinta u tartameysa madaxtinimada Maamul goboleedka Puntland

54

Qaar ka mid ah warfidiyeenada ka howlgala Puntland ayaa ka cabanaayo xadgudubyo ka dhan ah naftooda iyo tan xuriyada saxaafada oo loogu geysto Puntland xiliyada ay ku jiraan howl maalmeedkooda. Waxaana dhacdadii ugu dambeysay jirdil loogu geystay wariyeyaal looga yeeray guri u leeyaahay musharax Maxamed Cabdi Nuur oo ka mid ah musharaxiinta madaxtinimada Puntland, xili halkaasi uu ka socday kulan ay lahaayeen musharaxiinta madaxtinimada Puntland.  Jirdil iyo tacadiga loo geystay wariyeyaasha tagey gurigaas ayaa  waxaa geystey ilaalada musharax guriga mursharax Maxamed Cabdi Nuur.

Ma ahan markii ugu horeysey ee tacadi noocaan oo kale loo geysto wariyeyaasha ka howlgala dalka, waxaana tani ay muujiyneysaa meel ka dhaca ay masuuliyiinta qaarkood kula kacaan saxaafada xorta iyo suxufiyiinta.
tacadigaSuxiyiinta

Idale News Online, Puntland

You might also like More from author

Comments are closed.