Daawo: Dood kulul oo ku saabsan lahaanshaha gobolka Shabeelaha Hoose & cida masuulka ka ah dhibaatooyinka Gobolka ku soo noqnoqday

86


Dood aad kulul isla markaasna dhex maraysa siyaasiiyiin ka soo kala jeeda gobolka Shabeelaha Hoose iyo Banaadir ayaa Television Kalsan waxa uu dhex dhigay Col C/aahi Dulle oo isagu ka soo jeeda gobolka Banaadir hase ahaatee ka mid ahaa saraakiishii nabadsugida ee gobolka Shabeelaha xiligii dowladii dhexe ee Madaxweyne Max’ed Siyaad Barre iyo  Ilyaas Qalinle oo isaguna ka mid ah aqoonyahan da’ yar  iyo suxufi oo u dhashey gobolka Koonfur Galbeed Somalia.
doodShabeelahaHoose

Idale News Online, Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.