Dhageyso: Max’ud Sayid Aadan oo ka hadlaaya shirka ka socda Baydhabo & dib u dhac ku yimid Furintaanka wajiga 2aad

38

Shir dhawaanahanba ay qabanqaabadiisa ka socotay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, oo la doonayo in looga arintsado sidii loo dhisi lahaa dowlad goboleed ay ku mideysanyihiin gobolada koonfur Galbeed Somalia, ayaa dib u dhacay.

Shirka ka socda Baydhabo ayaa waxaa dhowaan ku soo biiray ergay 40 xubnood gaareysa oo ka socota gobolka Gedo.

Xasan Baasha,
Xafiiska warqabadka Idale News Online, Koonfur Galbeed, Somalia

baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.