Beelaha ku dagaalamaayo oo xiisadooda sare u kacdey, mid kastaana sheeganaaya lahaanshaha gobolka

42

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2013/12/dhageyso4.mp3|autostart=yes]
Guud ahaan waxaa haatan quus laga joogaa deminta colaada beelaha Biyamaal iyo Habargidir ku dhex maraysa sedax geesoodka u dhexeeya No-50 ilaa Jiida Janaale laguna geeyo caasimada gobolka magaalada Marka.

Sedaxgeeskan ayaa waxaa guud ahaan deegaan u ah beesha Biyomaal balse xiligii burburka iyo dagaalka sokeeya ayaa waxaa dhulkaasi degay ganacsato ku naaxay burburka dalka iyagoo halkaasi ka sameeyay beero aad u waaweyn.

Hadaba beesha Biyomaal ayaa waxay ku baraarugtay in dhulka dadkaan aanay u imaan inay tacbadaan balse ay u yimaadeen inay sheegtaan taasi oo beesha Biyomaal ka dhiidhisay
dagaalkaMarko
Idale News Online, Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.