Daawo: Jawaari oo ku amaaney Madaxweynaha dedejinta magacaabista R/W, kana codsadey in R/W cusub hor keeno barlamaanka Maalinta Arbacada Dec 18, 2013

91

Iyadoo kalfadhiga 3aad ee barlamaanka ku eg yahay bisha janaayo 10keeda sanadka 2014 ayaa waxaa guddiyada Barlmamaanka oo shir isugu yimid kaga codsadeeen madaxweynaha  Somalia mudan Xasan Sheekh inuu Ra’iisul wasaaraha cusub ee Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed hor keeno barlamaanka hortiisa, si codka kalsoonida loogu qaado maalinta arbacada ee soo socota bisha  Decemberna tahay 18ka.

Guddiyada barlamaanka ayaa sidoo kale u yeeray dhamaan xildhibaanada dibada ku maqan in ay soo galaan oo ay xilkooda qaran gudoon si howlaha balaaran ee barlamaanka u yaala inta uusan kaldhigaan 3aad xirmin la soo gabagabeeyo ka dibna ay xildhibaada u aadaan degmooyinkii ay ka soo jeedeen si ay howlahooda kale u gutaan.
gudiyadaBarlamaanka
Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.