Dhageyso: Imaamka Beesha Habar Gidir “Hantida Guurtada iyo Ma Guurtada Gobolka Shabeelaha Hoose anagaa leh”

86
[audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/12/Habargedir.mp3|autostart=yes]

Imaamka  Beesha Habargidir Imaam C/laahi Khaliif oo warbaahinta la hadlayay wuxuu sheegay in dagaalka Shabeelaha hoose ay mas’uuliyadiisa qaadeyso Beesho biyamaal.

Wuxuu sheegay in mudooyinkii dambey Beeshaas ay waday daan daansi dagaal, tiro dad asal ahaan beesha habargidir kasoo jeedana ainay ku dileen qeybo ka mid ah gobolkaas.

Wuxuu sheegay in Beesha Habargidir aysan marti ku aheyn Sh/hoose waxaana uu sheegay in 700 oo sano ka hor in Beesha Hawiye magaalo madax ay u aheyd marko oo ah xarunta Sh/hoose.

” Biyamaal waa did saas oo ay tahay waa walaalaheyn laakiin waxaan xaqiijinayaa in hantida aan guurta iyo mida aan guurin ee shabeelaha hoose aan inagu xaq u leenahay ‘ ayuu yiri Imaam C/laahi Khaliif

Wuxuu sheegay in 60 jir uu yaahy hayeeshee 56 sano oo ka mid ah uu ku noolaa walina uu ku sugan yahay Shabeelaha hoose

afgooye MarkaShabelahaHoose

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Mogadishu, Somalia

 

You might also like More from author

Comments are closed.