Daawo: Shir Jaraa’id oo Beelaha Koonfur Galbeed ku qabteen magaalada Baydhabo…

80

Odayaasha Beelaha Koonfur Galbeed Sooamaaliya oo shir uga socda magaalada Baydhaba ayaa waxay shir saxaafadeed kooda maanta ku sheegeen in shirka wajigiisa koowaad dhamaatey maanta oo khamiis ah,  waxii jimcaha ka dambeeyana loo gudbi doono dhameytirka dhismaha maaamulka iyo qeybsiga awoodaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Somalia.

malaqShino

Odayaasha Beelaha ayaa gabagabadii shirka baaq u diray beesha caalamka iyo dowlada federaalka Soomaaliya si ay joobjoog uga noqdaan hab-sami u socodka shirka, awood qeybsiga dowlad goboleedka iyo taageerada looga baahan yahay in ay ka geystaan shirka.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.