Professor Jawaari oo ku guuleystey gudoomiyaha barlamaanka haystana codad ka badan 3 dalool 2 meel in ka badan

66

Waxaa shacab iyo hambalyeyn uu ka dhex bilowdey xarunta scuola polizia. taasoo muujineysa in Prof Jawaari noqdey guddoomiyaha cusub ee barlamaanka isagoo helay codad aad iyo aad u badan.

Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka Prof Jawaari ayaa la filayaa in dhowaan la hadlo shacabka Soomaaliyeed.

 

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.