Daawo: Barnaamij gaar ah oo ku saabsan xilka qaadista Saacid (Ma saxbaa mise)?

39

Xildhibaan C/rashiid Xidig oo haatan ku sugan magaalada London ayaa sheegay in kalsooni kala noqoshada Ra’iisul Wasaaraha xilka ka sii dagaaya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ay aheyd mid sax ah oo loo soo marey hab sharci ah oo dastuurka dalka ogol yahay. Xildhibaan Xidig ayuu ku sifeeyey ra’iisul wasaarihii hore xil gudasho daro iyo barnaamijkii xukuumadiisa masuulka ka aheyd ee Amniga, Siyaasada iyo dhaqaalaha.

Daawo falanqeynta mooshinka laga keenay R/Wasaaraha xilka ka sii tagaaya

xidig

You might also like More from author

Comments are closed.