Madaxweynaha Soomaaliya oo shir Jaraa’id isugu yeeray Saxaafada gudaha iyo dibada xarunta Madaxtooyada

39

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Villa shir Jaraa’id isugu yeeray saxaafada gudaha waxaan la filaayaa inuu kaga hadlo go’aanka barlamaanka ee kalsoonida kala noqdeen ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Mudane Saacid Shirdoon.

Kulankii manata ayaa waxaa uu soo afjarey khilaaf in muddo ah oo jiray oo u dhaxeeyey madaxweynaha iyo ra’iisul wasaarihiina, waxaana gudoonka barlamaanka ugu baaqeen madaxweynaha in inta aysan fasax galin golaha shacabka in madaxweynaha soo magacaabo ra’iisul wasaare cusub.

Dhowaan filo shirka jaraa’id ee madaxweynaha

madaxweyneXasanSheikh

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.