Daawo: Kooxda Heegan iyo Abwaan Sangub 20ka December soo bandhigi doonaan Ruwaayad cusub oo la magac baxday “70 Jir talo ma seegto”

86

Miraha Hees ka mid ah heesaha qaraamiga ee kooxda Heegan qaadi jirtay oo dhibowga cusub ee ciidanka booliiska loo qaadey ayaa waxaa miraheedii ka mid ahaa:
Qabiilkeenu Aasnaa qabrigiisa loo dhacey, ku qaraabtayaashii ayaan quusan, weli oo haatan soo qufaaya, qasdigoodu waxuu yahay awoodeena qaranimo qurux iney u yeelaan, laakiin qarni waxaynu joognaa oo qiiq la isku qarin karin.
Dadweynihii qumanaayoow qiiradii iyo dhiigii xageed baad ku qariseen!
Qurun iyo Afmiinshaar waydinku qarsoon yahay iskama soo qabataan, 
qabataan qabataan waxba soo maad qabataan ee qiiradii iyo dhiigii xageed baad ku qariseen!

Qabiil Quud ku raadshoow isna waydinku qarsoon yahay waxba sow ma qabtaan ee qiiradii iyo dhiigii xageed baad ku qariseen!


heegan&Sangub

You might also like More from author

Comments are closed.