Dhageyso: Kala gadashada xildhibaanada oo aad ugu socota magaalada Muqdisho

45

Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka waxaan ka soconaya kulamo gooni gooni ah oo ay leeyihiin Siyaasiyiin iyo Xildhibaano kala taagersan Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud.

Lacago fara badan ayaa la sheegayaa in lagu kala iibsanayo Xildhibaanada si ay ugu shaqeeyaan fikirka ruuxa Lacagta Siinaya.
[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/11/iibintaCodadka.mp3]

Khilaafka udhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’isul Wasaaraha DF ayaa sii kordhaya iyadoo la isku hayo arimaha soo dhisida wasiiro cusub.

cartoonKhilaafka

Idale news Online,Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.