Nolosha Dadka iyo Horumarka Magaalada Baydhabo oo si aad u soo hagaagey

51

Magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Bay ayaa nolosha dadka iyo horumarka ay magaaladu sameysay xiliyadii ugu dambeysay aad u wanaagsanaanaayey iyadoo taasina loo aaneynaayaa wada shaqeynta dadka iyo ciidamada amniga oo ku guuleystey in magaaladu ka bilowdaan horumar dhanka adeega bulshada iyo dhismayaal qurqurxoon oo ganacsada gobolka iyo weliba dadka qurbo joogta ee u dhashey deegaanadaasi ay ka hergaliyeen.

baydhaboJanaay

Daawo Barnaamij gaar ah oo Tel Kalsan uu ka diyaariyey nolosha dadka degmada iyo horumarka dhan walba leh ee ay magaaladu gaartey mudooyinkii ugu dambeeyey:

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.