Daawo: Ra’iisul Wasaare Saacid oo barnaamijka Xasuusta Qofka uga hadley Noloshiisa balse ka cudurdaatey in siyaasada dalka wax laga weydiiyo

104

TV Kalsan oo wareysi gaar ah la yeeshey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa ka waramey noloshiisa, tan ehelkiisa,  qoyskiisa, akhlaaqdiisa, dulqaadkiisa iyo guud ahaan heerkiisa waxbarasho  laga bilaabo tan iyo markuu dhashey.


Ra’iisul Wasaare Saacid oo uu khilaaf aad u weyn uu kala dhaxeeyo madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka cudurdaartey inuu ka jawaabo su’aalaha ku tacaluqa siyaasada dalka iyo welina khilaafka kala dhaxeeya Madaxweynaha.

SaacidKalsanTV

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.