Dhageyso: Nabadoonka beesha Jareer Wayne oo ku eedeeyey Madaxweyne Xasan Dagaalkii Shalay lagu xasuuqey Beeshiisa

100

Odayaal dhaqameed kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha ku dagaalamay tuulooyin hoostaga Jowhar ayaa waxay sheegeen in madaxweynaha Dalka Xasan Shiikh uu abaabulay dagaalkii shalay dhacay.

Dhageyso Eedeynta Nabadoon Coosow [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/11/dagaalkaJowhar.mp3]

Nabadoon Cooseey oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maalin ka hor markii madaxweynuhu tagay Jowhar uu amar ku bixiyey in beeshooda lagu duulo islamarkaana sheegay in xitaa ciidamo katirsan dawlada ay dagaalka ka qeyb galeen.

Warkaasi ayaa waxa beeniyey Taliyaha guutada koowaad ee ciidanka xoogga dalka ee kusugan Sh/dhexe Korneel Maxamuud Maxamed Koronto ayaa sheegay inaysan jirin ciidan dawlada ah oo ka qeyb galay dagaalkii shalay.

dagaalkaMarko

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.