Daawo Buuqa iyo sawaxan hareeyey bilowgii shirka Jubooyinka ee Muqdisho ka furmay

129

Buuq iyo sawaxan ayaa hareeyeiy furintaankii shirka dowlada federaalka iyo maamulka Jubba uga socda hotel jaziira ee magaalada Muqdisho. shirka ayaa waxaa xiligaas joob joog ka ahaa Ra’iisul wasaare saacid iyo inta badan golihiisa wasiirada oo ay ugu horeeyaan wasiirkiisa maaliyada, gaashaandhiga, iyo maaliyada iyo kuwa kale.

Dhageyso buuqa hareeyey furintaadkii shirka [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/11/buuqaShirka.mp3]
Halkaan ka daawo buuqa halkaas ka dhacey


buuqa

You might also like More from author

Comments are closed.