Dr. Aweys Sheikh Mohediin oo wareysi dhinacyo badan kaga hadley gogosha Baydhabo iyo doorkiisa hogaaminta Maamulka Koonfur Galbeed Somalia

65

Mid ka mid ah idaacadaha maxaliga ee gobolada Koonfur galbeed  Somalia ayaa waxay xiriir khadka telefoonka ah la sameeysay Gudoomiyaha Jaaliyada Koonfur Galbeed ee dalka Australia Dr. Aweys Sheekh Muxudiin Amiin.

aweysAmin

Gudoomiye Aweys Sh. Muxudiin oo wareysi dhinacyo badan siiyey radio wadajir ayaa ka hadley arrimaha ku saabsan shirweynaha maamul u sameynta gobolka koonfureed ee Soomaaliya, doorka jaaliyada dibada, iyo musharaxiinta maamulka koonfur galbeed

Wareysiga oo dheer ka dhageyso halkaan hoose: [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/10/dr.-aweys-sh-muxudiin.mp3]

 

You might also like More from author

Comments are closed.