DAAWO SAWIRADDA. Maxkamada gobolka Baanadir oo ukuno kala duwan ku riday Dhalinyaro badan.

47

Waxaa maanta Maxkamadda lasoo taagay Dhalinyaro ku eedeysnaa dambiyo isugu jiro  dil, dhaawac,  iyo kufsi  ayaa waxaa maanta lagu riday xukuno kala duwan.

Dhalinta ukunada lagu kala riday ayaa waxa ay gaarayeen 20 ruux,  iyadoo ugu horeyntii ku xigeenka xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Maxamed Xasan Nuur uu goobta ka aqriyaay dacwadaha dadkaasi loo haysto.

Muddo saacada ah ayaa waxaa socday dhagaysiga eedeymaha loo heysto dadkaasi, waxaana ugu dambeyntii xukuno lagu riday ilaa 13 ruux oo ka mid ahaa dadkii la soo eedeeyay qaarna la sii daayay halka kuwa kalena dacwadahooda dib loo dhigay.

DAAWO SAWIRADDA:-

1dsw 584754 Dambiilayaal DSC04592 dsdw ere nxbcydstreyr3 pop r445r sdss sfgft2e23 wewe3w xbhwtdwyedwxdw xchsdfed

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.