Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Howlgelisay Waaxda Quurba Joogta Soomaaliyeed “War-Saxaafadeed”

37

LOGGO Panner

Ujeeddo: War saxaafadeed – For immediate release

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo howlgelisay Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed .

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si rasmi ah ugu saldhigtay Waax cusub oo lagu magacaabo Waaxda Qurba joogta Soomaaliyeed (Department of Diaspora Affairs) .
Waaxdan oo xidhiidhin doonta jaaliyadaha dibadda ama qurba joogta iyo dadka ku nool gudaha wadanka , ayaa waxa ay yeelan doontaa qeybo kala duwan oo u howlgali doona isku xidhka qurba joogta ( Diaspora) , hey’adaha dowladda iyo ganacsatada , si loo sameeyo iskaashi iyo wadashaqeyn , looguna fududeeyo maalgeshiga .

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Follow us on Twitter: @mofasomalia

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.