Daawo: 23 sano jir Somali Norway oo lagu sheegay inuu ka qeyb ahaa dhacdadii Westgate Mall ee magaalada Nairobi

78


Barnaamijkii News night ee xalay ka baxay telafishanka BBC ayaa lagu sheegay in ninkii hogaaminayay dableydii weerartay Westgate uu ahaa Xasan Cabdi Dhuxulow oo horay udaganaan jiray magaalada Larvik ee dalka Norway.Ehelada Xasan oo ay BBC la xidhiidhay ayaa sheegay in Xasan sanadkii 2009 ugu dambeysay xiligaas oo la sheegay inuu aaday Somalia.Xasan iyo qooyskiisa ayaa la sheegay in dalka Norway ay soo galeen sanadkii 1999 iyadoo da’adiisana lagu sheegay 23 jir.
dhuxulow

Muuqaalka CCTV ee dableyda Xasan waa ninka shaatiga madow ee lugta dhaawac ka ah.Hoos ka daawo warbixin maqal iyo muuqaal oo BBC newsnight ka diyaarisay arinta Xasan Cabdi Dhuxulow

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.