Daawo: Ciidamo cusub oo hor leh oo ka socda dalka Kenya oo la geeyey magaalada Kismaayo

124

Ciidamadii Kenya ee kusugnaa magaalada Kismaayo ayaa gabi ahaanba la badalay waxaana lagu badlay kuwo cusub.Ciidamada la badalay ayaa mudo hal sano ah ku sugnaa magaalada Kismaayo.Mid kamida ciidanka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa saxaafada u sheegay in hada amniga magaaladu caadi kusoo noqday.Hoos ka daawo warbixin maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan ciidamada kenya ee la isku badalay.

<center><iframe width=”460″ height=”330″ src=”//www.youtube.com/embed/BY10YaXB4Zk?feature=player_embedded” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe></center>

SOMALIA-UNREST-AFRICANUNION-BAIDOA

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.