Daawo: Maxaa kala qabsadey Jeneraal Cabdi Qeybdiid iyo Wariye C/kariim Cali Kaar. + Wareysi dhameystiran

187

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa iska fogeeyey inuu haba yaraatee yahay dambiile dagaal. Qeybdiid ayaa ka hadley arrimo badan oo ku saabsan maamulkiisa, xiriirka dowlada federaalka ay la leeyihiin, kaalintiisa dagaalada sokeeyey, Xariga xasan sheekh, doorkiisa SNA, Ururkii argagixiso la dirirka iyo arrimo kale.
Daawo Wareysiga Cabdi Cawaale oo dhameystiran:


Cabdi-Qaybdiid

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.