Dhageyso: Sarkaal XDS ka tirsan oo wareysi siiyey Idaacada Alfurqaan Eedeyeyna AMISOM iyo Saraakiisha XDS

88

Sargaal katirsan ciidamada DF Soomaaliya ayaa banaanka keenay arimo badan oo u qarsoonaa ciidamada Amisom ee kusugan Soomaaliya.

Idaacad ku hadasha Afka Shabaab ayaa waraysi xasaasi ah ku xaday Col.Hilowle Ciise Hagareey oo ah taliyaha guutada 5-aad ee ciidanka dowladda.
Dhageyso sarkaalka [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/10/sarkaalAmisom.mp3]

XDS2

“Saraakiisha iyo ciidamada AMISOM raashinka iyo rasaasta suuqyada ayay ka iibsadaan sababtoo ah waa addoomo gaajaysan wax walba oo ay lacag ku helayaan way sameynayaan”ayuu yiri Col.Hilowle.

Sargaalkan ayaa dhanka kale sheegay in Sargaalka ugu hooseeyo ciidamada Amisom uu amro kuwa DF taasna ay tahay mid laga war hayo.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.