Dhageyso: Xukuumada Saacid oo lagu ammaaney waxqabadkeeda sanad jirsadey

151

Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu hogaamiyo R/wasaare Saacid ayaa muujisay dadaalo dheeraad ah oo loo aayay iyadoo sanadkii ay jirtay xukuumadu la timid waxqabad la taabankaro iyo horumarro dhinacyo kaladuwan lah.

Dhageyso: [audio:http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2013/10/Halkan-Ka-Dhageyso-Warbixinta-Oo-Dhameystiran1.mp3]

Aqoonyahanno,  siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan ururada bulshada oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ku amaanay xukuumada waxyaabihii ay qabatay sanadkii ay jirtay, iyagoo ku booriyay xukuumada iney sii kordhiso dadaaladeeda kala duwan si loo gaaro horumarka aynu hiigsaneyo.

saacid-baydhabo_5

Xigasho RM

Idale News ONline

 

You might also like More from author

Comments are closed.