Xildhibaan Aadan Madoobe oo dadka Afgooye u sheegay in ay imaashihiisa gobolka ka qeyb tahay Dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed

76

Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa wada qorsheyaashii ugu dambeeyey ee maamul loogu sameynaayo 6da gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Sheekh Aadan Madoobe oo  horey u soo noqday Afhayeenkii Barlamaanka dowladihii kmg ah ayaa  la hadlaayey isagoo ku sugan degmada Afgooye ee gobolka shabeelah Hoose ayaa sheegay in ay maamul u sameynaayaan degmooyinka iyo gobolada koonfur galbeed ay maamul u sameynaaayaan:

Dhageyso Sheekh Aadan Madoobe [audio:http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2013/10/Xildhibaan-Aadan-Madoobe.mp3]

AadanMadoobe

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.