Guddaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ay dhaarinta Xildhibaanada cusub ka socoto

46

Waxaa socota dhaarintii xildhibaanadii cusubaa ee dhowaan guddiga farsamadu soo gudbiyeen, dhaartaasi oo ka dhaceysa barxad weyn oo ku taala gudaha garoonka diyaaradaha, waxaan laga yaabaa in ilaa 8PM xiliga magaalada Muqdisho gaarto dhaarta xildhibaanada, ka diba lagu dhawaaqa magaca qofka ugu da’da weyn ee shir gudoomin doona fadhiyada barlamaanka inta gudoomiyaha barlamaanka & ku xigeenadiisa la dooran doono.

Waxii warar dheeri ah kala soco Idale News www.idalenews.com 

 

You might also like More from author

Comments are closed.