Qeybtii 1&2aad Dood Kulul oo dhex martey Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubaland iyo Ex-Banaadir State

101

Barnaamujka Dood wadaag ee aalaaba ka baxa TV Universal TV ayaa waxaa dood kululi ay dhex martay maamul goboleedyada Koonfur Galbeed Somalia, Jubba Administration iyo nin sheegtay ex-Banaadir State. doodaasi oo qeybteedii hore ku bilaabatey qaab degan ayaa waxaa diirasada lagu saarey sida loo xalin karo caqabadaha gobolada 6da ah ee maamulada isla sheeganayaan isla markaasna dastuurka loo waafajin lahaa, balse qeybihii dambe xiiso gaar ah yeelatay ka dib markii runta la isugu yimid.
dagaalka MaamulGoboleedyada
Daawo Part 1


Daawo Part 2:


Waxana Doodani ka Qeyb galay Siyaasiyiin  magac dheer ku leh  beelaha Digil Iyo Mirifle, kuwaaasoo sheegay in si hufan uga hadley sharciga dadka ay ka haystaan oo keeney in si wadajir ah oo aan khilaaf laheyn uu ku dhamaadey wadatashiga shirka Baidoa ee lagu go’aamiyey dhismaha maamul ka kooban 6da gobol ee koonfurta Soomaaliya

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.