Ma bannaan tahay in haweeneyda cirbad dhalmada fogeyso isku durto? (DAAWO VIDEO)

49

Su’aashaan ayaa dad badan xag Diiniyan ah isweydiiya, Ma bannaan tahay in Haweeneyda Islaamka ah isku Durto cirbada dhalmada fogeyso? Su’aashaasi ayaa waxaa ka jawaabay Wadaadka Soomaaliyeed ee Sheekh Maxamed Idiris oo dad badan ka shaafiyay.

Su’aashaan ayaa waxaa Sheekh Maxamed Idiris weydiiyay Aabe Soomaaliyeed oo ka dalbaday in uu ka shaafiyo dhibaatada xag diiniyan ugu imaan karta haddii Naagtiisa qaadato Cirbada dhalmada fogeyso.

Sheekh Maxamed Idiris ayaa si Diiniyan ah ugu jawaabay in haweeneyda ay joojiso dhalmada, wuxuuna soo qaatay Xadiis Saxiix ah oo laga wariyay Rasuulkeena CSW, inkastoo uu tilmaamay in laga fiican yahay in la isku duro cirbad dhalmada fogeyneyso.

HALKAN KA DAAWO JAWAABTA SHEEKH MAX’ED IDIRIS AYAA KAA SHAAFIN DOOANA

[vsw id=”-Jf7bdHoQy0″ source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.