Doorashada Norway oo beri ku eg iyo soomaalida oo loogu baaqay in ay codeeyaan (VIDEO)

39

Berito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 9-September waxaa ku eg doorashada dalka Norway ee cida qabaneysa talada dalka afarta sano ee soo socota.

Labadii sano ee ugu dambeeyay waxaa ay soomaalida ku dhaqan dalka Norway u badnaayeen kuwo codkooda dhiibta oo si weyn uga dhex muuqda goobaha codbixinta.

Hadaba, inkastoo ay jiraan soomaali badan oo xaq u leh in ay codkooda dhiibtaa balse iska daaya in ay codeeyaan ayaa loogu baaqayaa in ay wax ka go`aamiyaan cidda qabaneysa talada dalka Norway afarta sano ee soo socota maadaama ay xuquuq ku lee yihiin

Siyaasiyiin soomaali ah ayaa ku kala jira xisbiyada kala duwan ee ka dhisan Norway, waxaana ay dadaal ugu jiraan sidii ay ku soo bixi lahaayeen sanadkan oo ay baarlamanka dalkan ku geli lahaayeen.
DAAWO FIKRADAHA SOOMAALIDA NORWAY EE DOORASHADA:

[vsw id=”wF6XgbwhqYs” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

Idale News Muqdisho

 

You might also like More from author

Comments are closed.