Daawo:Xidhibaanada Digil & Mirifle Shirkoodii Muqdisho: “Ma Qaadaneyno in Jabhad Hubeysan oo duulaan ah heshiis dowladu la gasho”

48

Kulan balaaran oo ka dhacey hotel Kuwait oo ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxay xildhibaanada ku ayideen mowqifkii duqowda dhaqanka ee beelaha Digil iyo Mirifle waxayna sheegeen in iyadoo dadka Soomaaliyeed loo sheegay in xiligii qoriga dhamaadey oo dhismaha qaran soomaaliyeed iyo wada hadal loo socdo in jabhad hubeysan oo weli dagaalo ka wada dalka lala galo heshiis inta badan dadka deegaanka ay diidan yihiin.
Daawo Shirka Xildhibaanada Beelaha Digil iyo Mirifle

breakingIdaleNews

Idale News Online Mogadishu.

You might also like More from author

Comments are closed.