Dhageyso Yuusuf Dabageed oo sheegay in qabanqaabinayaan shirweyne lagu dooranaayo Maamul cusub oo gobolka Hiiraan yeesho

55

Yuusuf Dabageed ayaa sheegay in shirweyne ay ka soo qeybgalayaan reer Hiiraan isla markaasna lagu dooraanaayo maamul ay dadka soo doorteen kaasoo waafaqsan dastuurka dalka iyo nidaamka federaalka  bedelaayana maamulka xiligiisa dhamaadey uu ka dhaci doono maalinta berito ah magaalada Beledweyne.

Dhageyso: [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/Dabageed.mp3″]

Yuusuf-dabageed

You might also like More from author

Comments are closed.