Dhageyso: Malaaq Barre: “Dagaal dhaca dowlada ayaa dusha u ridaneysa”

71

Malaaq Maxamed Barre oo si kulul uga jawaabtay in beelaha Digil & Mirifle go’aan cad ka qaatey in ay ka sii mid ahaadaan dowlada Federaalka Soomaaliya, isagoo ku tilmaamey shirka ka dhaacay Addis Ababa ee dhex marey maamulka Jubba iyo Dowlada Federaalka ka dhacey inuu ahaa Xaaraan, oo dowlada masuuliyiada dagaal keena in dhiig Soomaaliyeed daato ay dusha u ridaneyso.

Dhagesyo: [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/MalaaqBarre.mp3]

malaaqyada DM

Idale News Online, Mogadishu

You might also like More from author

Comments are closed.