Siyaasi ka soo jeeda beesha 5aad oo dhaliiley qaabka qaar xubnaha cusub ee Barlamaanka ku yimaadeen

9
[audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2012/08/SheikhJama.mp3]

Sheikh Jamaac Xaaji Xuseen oo ka mid ahaa xilhdibaanada hore ee barlamaanka ayaa sheegey in wax isdaba marin iyo nin jecleysi lagu soo xuley qaar ka mid ah xubnaha barlamaanka, waxaana uu sheegey in aan xubnahaasi looga fadhin samatabixinta shacabka balse ay xaalka uga sii darayaan maadaama ay laaluush iyo nin jecleysi ay ku yimaadeen.

 

Xafiiska Warqabadka Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.