DEG DEG. Madexweyne Kuxigeenka Puntland oo Ciiddamo gaashaaman ka dalbaday Puntland iyo Dagaal ku wajahan Maamulka Somaliland

83

THTHTYTT

Madexweyne Kuxigeenka Puntland Cabdisamed Cali Shire oo kusugnaa Deegaanka Taleex maaliintii Sadexaad ayaa, la Sheegay in ay maanta soo gaareen Ciidamo oo katirsan Maamul Goboleedka Puntlnad iyadoo la filayo inuu Maalinta berito ah u gudbo Deegaanka uu kasoo jeedo ee Buuhoodle.

Waxaana la sheegay in ay Ciidamadaasi ku sugan yihiin Degmada Taleex isagoo Madexweryne Kuxigeenka Puntland Cabdi-Samed Cali Shire la Sheegay in uu diyaar u yahey Dagaal ay isu waajahaan Ciidamada Somaliland, gaar ahaan Gobolka Sool Deegaanada ay ka Joogaan Ciidamada Qaranka Somaliland inkastoo aanay Ciidamada Qaranka Somaliland ku sugneyn Buuhoodle.

Waxaana ka muuqda deegaankaasi nawaaxiga Taleex ilaa Degmada Buuhoodle sansaan colaadeed kadib markii ay iskaashadeen Khaatumo iyo Maamul Goboleedka puntland oo dhawaan heshiiyay, inkastoo Ciidamada Qaranka Somaliland diayyar uyihiin Cadow kasta oo soo weerara hadana la filayaa, inaaney arimahan ka cusboonaadey dhinaca buuhoodle waxba ka qaban karin Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglo Toosiye iyadoo, Wasiiru Dowlihii nabadeynta Gobolada Bari, Keyse Cabdi Yuusuf oo nabada qaatey Deeganadaasi uu uga tagey Somaliland Wasiirka Madaxtooyada Somaliland haatana uu ku Sugan yahey Degmada Widhwidh, Waxaana la ogaan Doonaa sansaanta Wakhtigan ka taagan Goboladaasi waxa ay ka Qabtaan Cali Sandule iyo Xaglo Toosiye.

Sikastba ha ahaatee waxa aan daah saarneyn habyraatee Socdaalka Madexweyne Kuxigeenka Cabdi-Samed Cali Shire ee Degmada Taleex in uu yahey mid hogaaminaya Dhaqdhaqaaq Dagaal iyo Xaalad Cusub taas, oo Xukuumadani daawaneysey ilaa maalintii lagu Dhawaaqayay Maamulka Kahaatumo State, inkastoo aan wax talaabo ah laga qadin safarka Madexweyne kuxigeenka puntland hadana uu Markhaati ka noq          dey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo sheegay inuu kusoo xadgudbey Somaliland oo ay talaabo ka qaadi doonaan.

Idale News Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.