Daawo Afhayeenka Barlamaanka oo ka hadley guud ahaan waxii u qabsoomey sanadkii golaha shacabka jiray

99

Gudoomiyaha Barlamaanka Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa waxuu wareysi dhinacyo badan siiye talevision Caalamiga ee Universal TV. Gudoomiyaha ayaa sheegay in mudadii uu barlamaanka jiray uu qabto arrimo badan bal nala dhageyso

Halkaan Ka Dhageyso Jawaari: [audio:http://www.nabadbile.com/wp-content/uploads/2013/08/Gudoomiye-Jawaari.mp3]
profJawaari

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.