Daawo: Ciidanka Kenya ee Fashiliyey Weerar Lagu Soo Qaadey Xaruntooda weyn ee Airport Kismaayo+Sawiro

61

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa fashiliyay weerar lagu soo qaaday garoonka diyaaradaha Kismaayo oo meel u dhow ay difaacyo waa weyn ku leeyihiin.

amison-kenya_4


War saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in ciidamada ay ka hortageen weerar lagu soo qaaday habeenkii habeenkii khamiista, ayna gubeen gaari dagaal ay wateen Shabaab.

Ma sheegin qasaaraha ay gaarsiiyeen dhinaca Shabaab iyo midka dhankooda soo gaaray, hase yeeshee waxay soo bandhigeen gaari la gubay, difaacyada ciidan ay leeyihiin iyo gaadiidkooda dagaal.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.