Dhageyso Cali Max’ed Geedi oo mar kale si ba’an u weeraray dowlada federaalka Soomaaliya

55

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowlada kmg Cali Maxamed Geedi ayaa wareysi uu siiyey TV Caalamiga ee Somali Channel si aad ah u dhaliiley siyaasada dowlada Federaalka ee Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan Sheik Maxamuud.  Prof Cali Maxamed Geedi ayaa ku tilmaamey masuuliyiinta dowlada in ay yihiin dad aan lahayn habe yaraatee kibrad siyaasadeed ayna doonaayaa in dadka Somaliyeed kala geeyaan. Dhageysiga wareysiga Cali Maxamed Geedi kaga hadley arrimaha siyaasada dalka, xariga Sheikh Daahir Aweys iyo dhaliilo kale oo dowlada ka sheegay.

geedi

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.