Daawo Militariga Masar oo toogtey nin shacab ah oo is hortaagey taanki ay lahaayeen

83

Daawo muuqaal laga soo duubey dibadbaxyada ka socda dalka Masar; Mid ka mid ah taageerayaasha madaxweynihii la afgambiyey ee Maxamed Morsi  oo is hor istaaagey taanki ciidamadu lahaa mar ay rabeen in ay rasaas ku kala eryaan ayaa loo geysay dil bareer ah bal nala daawo dhacdadaan foosha xun oo ciidamadu u gaystaan shacabka reer Masar

brutal

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.