Dhageyso: Ciidamo ka soo goostey Barre Hiiraale oo isu soo dhiibey Xarakada Shabaab ee ka arrimiya degmada Baraawe+ Sawiro

44

Ururka Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirada Afar ka tirsan Ciidamo sheegtay inay ka soo goosteen maamulka Jubbaland ee Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isku dhiibay Kooxda Al-shabaab, Ciidankaan isu soo dhiibey Shabaabka ayaa u muuqda kuwii ciidamkii Barre Hiiraale iyagoo dareeska ay wataan.

Qaar kamid ah Ciidamadda isa soo dhiibay ayaa saxaafadda u shegay inay dhibaatooyin kala kulmeen Maamulka Jubbaland ee Axmed madoobe ka hor intii aysan kasoo bixin.

dhageyso wareysiyada ay bixiyeen 4taan ciidan oo cabsi ay ka muuqato [audio:content/uploads/2013/08/Halka-Ka-Dhageyso-Askarta-Axmad-Madoobe-Ka-Goosatay.mp3]

P10607581-1024x684 P1060796-1024x684 P1060791-1024x684 P1060790-1024x684 P1060787-1024x684 P1060798-1024x684 P1060807-1024x684 P1060838-1024x684

 Idale News ONline

You might also like More from author

Comments are closed.