Daawo: Taageerayaasha Morsi oo sameystay Diyaarad yar oo duuliye laheyn oo duubeysa Mudaarahaadka Al-Nasra City

65

morsiTaageerayaasha Madaxweynihii la afgambiyey ee dalka Masar ayaa sameystay diyaarad yar oo ka qeyb noqoneysa progranda tools taasoo duubeysa dhacdooyinka iyo xadgudubyada Militariga ee ka dhaca dhaafaha iyo hareeraha goobaha ay joogaan mudaaharaadayaasha Max’ed Morsi.

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.