Dowlada Ingriiska oo dadkeda buurbuuran u waydey daawo looga hortago cudurada buurida xad-dhaafka

33

Dawladda Ingiriiska oo 60% dadkeedu aad u buurbuuran yihiin ayaa khubarada caafimaadku sheegeen in aan ilaa hadda daawo fiican loo hayn sidii looga hortagi lahaa cudurrada ka dhasha buurnida xad-dhaafka ah ee shacabkooda.

Dawladda Ingiriiska oo sidoo kale la dalaa-dhacaysay siday uga hortagi lahayd cabitaanka sigaarka oo ka mid noqday waxyaabaha ugu badan ee sababa dhimshada ayaa waqtigana ay ku soo biirtay cudurro ka dhashay buurni xad-dhaaf ah oo sannadadii ugu dambeeyey shacabka dalkaas asiibtay.

obesity

Khubarada caafimaadka ee dalkaas ayaa sannadkan bilawday olole ay kaga hortagayso waxyaabaha keena miisaanka jidhka ku kordha si ay u yareeyaan cudurrada buurnidu keento

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.