Daawo: Cali Max’ed Geedi “Jubaland Waa Maamul Goboleedka Kaliya ee ay Soomaali u dhan tahay, in laga daayo xanta iyo barabugaandada ayaan ku baaqayaa”

34

Kulan lagu soo dhaweynayey Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubaland C/hi Sheikh Ismaaciil Fartaag kana dhacey magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyey masuuliyiin kale duwan. Kulankaan ayaa waxaa lagu taageerayay laguna soo dhaweynayay Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Gen C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Waxaana kasoo qeyb galay Ra’iisul wasaraayashii soo maray Soomaaliya Cali Maxamed Geedi iyo Cumar Cabdi Rashiid,Prof Maxamed Cabdi Gaandi, Ex xildhibaanad Caasho Axmed Cabadalla, Madaxweynaha Khaatumo Maxamed Jaamac Indhosheel, Xildhiban Cabdi Cali oo ka mid ah xildhibaanada baaralamaan ka Soomaaliya, Xildhibaano Kenyaan ah Sida Ilyaas Barre shiil oo laga soo doorto degaanka Faafi ee gobolka waqooyi bari Kenya, iyo Xildhibaan Maxamed Daahiye oo laga soo doorto Xeryaha qaxootiga Dadaab,waxa asidookale joogay dhowr xildhibana oo ka tirsan dowlada Federaalka iyo ganacatada Jubbaland ee aageersan Shiikh Axmed Madaboobe

aliGeedi.

Idale News Online

 

You might also like More from author

Comments are closed.