Dhageyso: Jeneraal Cade Muuse oo sheegay in loo baahnaa Mucaawinadii ay Puntland Celisay

50

Madaxweynihii hore ee Puntland Jeneraal Cade Muuse ayaa sheegay in reer Puntland ay u baahnaayeen oo ayba aheyn in goor hore lala soo gaaro mucaawino isagoo sheegay in la celiyo mucaawinadaan uusan ku taliyeen, isagoo sheegay in deegaanada Puntland ay ka jiraan baahi iyo abaaro.

cadeMuuse1

Dhageyso Wareysiga Jeneraal Cade Muuse oo dhameystiran: [audio:http://idalenews.com/wp-content/uploads/2013/08/cademuuse.mp3]

Idale News Online

 

You might also like More from author

Comments are closed.